Ra’isul Wasaare Rooble oo kusii jeeda Imaaraadka iyo Ujeedka Safarkiisa oo la ogaaday

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo xubno la socda ayaa kusii jeeda dalka Imaaraadka Carabta, maalmo kaddib markii magaalada Muqdisho lagu doortay Madaxweyne cusub oo Soomaaliya yeelatay. Sida aan wararka ku helnay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u aadaya dalka Imaraaadka Carabta ka qeyb galka aas loo sameenayo Madaxweynihii dalkaasi oo dhawwaan geeriyooday. Aaska … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo kusii jeeda Imaaraadka iyo Ujeedka Safarkiisa oo la ogaaday